BAAQ IYO TAGEERO KU WAJAHAN (Diwin Gelinta)DOORASHADA DEEGAMADA GALBEEDKA SOOL EE BEESHA HABAR YOONIS
Markii aanu aragnay baahida loo qabo in ay diiwan gelinto ka dhacado gobolka sool waxaanu samayen wada tashi bada qayb ka mid ah aqoonyahaniinta iyo bulsha waynta ka soo jeeda galbeedka sool gaar ahaan beesha kor ku xusan waxnan isla garanay inaanu baaqan soo saarno si aanu u ogaysiino dareenka beesha sidii ay uga dhici lahay doorasho deegamadan aanu xusi doon oo loo soo eegi lahaa doorashadana looga ridi lahaa oo ay beeshuna isku raacdey in ay gacansiiyaa gudida doorashooyinka iyo xisbiyada iyo xukuumadaba sidii ay doorashadu u noqonlahay mid u dhacda si wanaagasan waxay isku raceen aqoonyahaniintii iyo wax garadkii halkaa isugu yimi sidan hoos ku qoran.In doorashadu ka dhacado deegamada hoosyimaada degmada xudun iyo caynabo ee gobolka sool ee beeshu degto sida
1 Bohol2 dhaman Degaanka hoos Yimada Ceelka Bohol
2) dhaman Dhulka Hoos Yimada Ceelka Dogoble
3) Shoode
4)Fadhigaab
5)Fadguul
6)Oog
7)shan-Nirgood
8)Bancade
10)Karamaan
11)gumaays
12) Yeeyle
In la tixgaliyo oo lala tashado beelaha kale ee degen gobolka Sool sida beel waynta Dhulbahante iyo beeshaa Muse Abokor ee Habar jeclo madama ay beelaha gobolku iyagu aqoon badan isku leeyihiin habqabsiga iyo hab mamuuskaba si loo helo tageero buuxdaGEBO GEBADII BEELAHA AQOONYAHANIINTOODU GAADHAY BAQAN1 BEESHA
1)Beesha Sacad Yoonis
2)beesha Maxamud Xamud
Gudomiyaha besha Dr Mustafe
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment