Baaq Ka socda qurbe jooga Degmada Maydh
ku Mamulka gobolka sanaag&gudigahormarinta
xilidhibanada gobolka laga so dorray
Dowlada Somalilnd
Marki anu darasad baladhan ku sameyanay durafaha gobolka sanaag , xaga dhaqalaha,&hormarka waxanu isku afgaranay in Degamada Maydh e gobolka sanaag,laga dhiso dekadedi dib lo furo si loga ,marmo dekada bosaso .
dekad ah nooca loo yaqaano Floating DockPort.
Bakhaarada kaydka alaabta ganacsiga waawayn iyo alaabta fududba laga soo dejiyo - dhoofiyona oo lagu kaydsado iyo Hawlaha Horumarinta Dekedda.
Gaadiid fudud oo ka adeega soo dejinta alaabta iyo raristooda dekedda ilaa bakhaarada kaydka iyo maamulka xafiiska cashuuraha agtiisa ah.
Huteel la seexdo iyo makhaayad cunto ah oo heer dalxiis iyo degaanba casri u ah kaas oo degmadu aad ugu baahan tahay si kor loogu qaado dalxiiska.
Warshad korontada ka ciil tirta dhammaan ganacsi iyo degaanba oo 24 saacadood hawlgasha.
Qaboojiye kalluunka lagu kaydiyo la dhoofinayo iyo qalabka xidh xidhitaanka iyo jawaanada lagu dhoofiyo alaabta.
Maalqabeenada u dhashay degaanka ee qurba joogga oo indhaha loo furo inay tahay meeshu meel ah hodan ah si loo huro maalgalin dhaqaale horumarin ah.
Dayactirka waddada u - Maydh ilaa Ceerigaabo oo la maalgaliyo Ganacsato, Samafal dhaqaale, Dawladda iyo Hay'adaha waawayn ee dunida.
Degmada Maydh qorshaha degaanka qaybaheeda oo si casriyeysan loo habeeyo ( Zoning for Development, Residential, Commercial and Industarial). Mapping.
Bilicda iyo dhismayaasha oo loo habeeyo si magaaladu u soo ceshato oo ay ula soo noqoto haybadii lagu yiqiinay meel horumar casri ahi ka muuqdona noqoto si ay u soo jiidato dadka dalxiiska ah iyo ganacsato ka baayacmushtarta Maydh inay soo degaan kana ganacsadaan iyo in helo Huteel lagu nasto oo lagu dego. waxaanu ilaahay idankii la higsanaynaa Maydh meel noqota matal ahaan mid lagu daydo oo degaanka Xeebaha Somaliland dawladeena iyo dadkeenu ka faa'iidaysto si loo gaadho isku filaansho nolol waxtar leh iyo horumar wayn leh.

No comments:
Post a Comment